Soomaali loo heysto inuu gowracay nin 52 jir ah oo lagu xiray dalka Jarmalka

Nin Soomaali oo looga shakisanyahay inuu dilay  Nin 52 Jir ah oo aan dhalashadiisa la sheegin ayaa lagu xiray dalka Jarmalka Magaalada Regen oo ka tirsan Gobolka Bayern ee dalka Jarmalka ayaa Isniintii hore waxaa Maydkiisa laga helay 52 Jir ku noolaa Hoyga Dadka Bilaa Hoyga ah, kaasoo midi lala dhacay, sida ay warbaahinta qaar … Continue reading Soomaali loo heysto inuu gowracay nin 52 jir ah oo lagu xiray dalka Jarmalka